Ra’isul Wasaare Kheyre oo kulamo kawada Dhuuso Mareeb (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug kulan kula yeeshay qaar kamid ah haweenka ku nool magaalada. Kulanka uu Ra’iisul Wasaaruhu la yeeshay Haweenka Dhuusamareeb ayaa looga hadlay diyaar garowga gogosha dib-u-heshiisiinta Galmudug ee la dhigay caasimadda Galmudug iyo in haweenku ay si … Continue reading Ra’isul Wasaare Kheyre oo kulamo kawada Dhuuso Mareeb (Daawo Sawirada)